Nin Carro uga maqnaa qoyskiisa oo 66-sanno kaddib oo soo laabtay iyo soo dhaweeyn loo sameeyay (Sawirro)

Nin u dhashay dalka Uganda oo la waayay sannadkii 1957kii isagoo 45 jir ah ayaa ugu dambeyntii dib ugu soo laabtay xubno ka haray qoyskiisa ,waxaana ninkan muddo 66-sanno la weysanaa nolol iyo geeri halka uu ku dambeeyay. Patrice Okubal kasoo jeeda beesha Iteso ee degta Uganda ayaa dib ula midoobay qoyskiisa talaadadii, kaddib markii … Continue reading Nin Carro uga maqnaa qoyskiisa oo 66-sanno kaddib oo soo laabtay iyo soo dhaweeyn loo sameeyay (Sawirro)